”Runti buuggan waa buug aad u qiima badan, waan akhriyay. Wuxuu ka sheekeynayaa qofkt1 siduu u qorsheyn lahaa noloshiisa. Waa bung qof kasta oo akhriya uu wax ka faa’idaayo, waliba qofka raba noloshiisa in uu qorsheeyo. Aad baan ugu bambalyaynayaa qoraaga, buuggan fiican ee uu soo saray. Waxaan rajaynayaa dhallinyarada in ay ka faaideystaan oo akhriyaan. ”